Sheeko Xariireed Ninkii Seexdaa Sicii Dibi Dhal

Hada Ka Hor Baa Waxaa Orod Ku Tartamay Diin & Dawaco 

Diinkii Wuxuu Bilaabay Inuu Aayarkiisa Isaga Socdo Ilaa Laga Gaarayo Halka Lagu Tartamaaye
Dawacadii Oo Layaaban Siduu Diin Tartan Orod Ugu Baxay Ayaa Aayar Geed Hoostiis Iska Seextay Ayadoo Yaseesa Diinkii Cabaar Kadib Markay Soo Toostay Ayay Tagtay Meeshii Tartanka Kadibneh Waxay Aragtay Diinkii OO Meesha Jooga
Dulucda Sheekada Waligaa Qofna Haysin Ninba Taagtii Ayuu Talaabsadaa






Post a Comment

2 Comments