Markii Qof Taleefan Kaa Qaban Waayo Adiga Oo Ugu Cudurdaari Kara In Uu Kaa Fogyahay, In Uu Mashquul Yahay, In Uu Jaajar Ugu jiro, Ama In Uu Silent Ka Saaran Yahay
Maxaa Naftaada U Yasee Oo Ugu Fahmee in Uu Wicitaankaada Arkayo, Balse Uu Kas Kuugu Dhegaysanayo?
Adigiiba Ayaaba Naftaada Ku Kalsoonayn Sidee Hadhow u Dhihi Qof Kale Igu Kalsoonoow kkkk
Sidaas Dhan Uma Liidatid Ee Sheydaanka Iska Naar Walaal.😅
1 Comments
😅😅😅😅
ReplyDelete