18 jir & 226 maalmood

Ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ee Gool ka Dhaliya Derbyka Dhex Mara Real Madrid iyo Atletico Madrid LaLigaSantander Qarniga 21aad

Waxa uu jabiyay rikoorka Gonzalo Higuain 2007dii Kaasoo Ku Dhaliyay Da'da 19 Sano & 76 Maalmood.

Alvaro Rodriguez