Real Madrid Ayaa Cawa Gurigooda Lagu Garaacay Kadib Own Goal uu Iska Dhaliyay Xidigooda Eder Militao
Real Own Goal Ay iskaga Dhaliyaan Gurigooda Loogana Badiyo Waxaa Ugu Dambeesay 2010kii
Lugta 2aad ayaa La Ciyaarayaa 19 March Real Madrid Ayaana Laga Yaabaa inay Soo Laabasho Cajiib Ah Sameeyaan Maadaama Ay Tahay Boqorada Come Back & Boqorada Yurub
Real Madrid Ayaa Cawa Si Fiiicn u Ciyaartay Weerar Cir & Dhul Ahna Ku Qaaday Kooxda Barca Inkastoo Nasiibka Diiday Caawa
Barca Oo Dhaawacyo ugu Maqanyihiin Xidigyo Muhiiim Ah Ayaa Caawa Macalin Xavi Wuxuu Kusoo Galay Shax Daafac Ah
Waxaa Sugnaaba Waa Lugta 2aad Ee K Dhici Doonta Comp Nou 19ka Bishaan
Xaga Hoose Faalada Nagula Wadaag Aragtidaada Lugta 2aad Ee K Dhici Doonta Comp Nou
2 Comments
😂😂😂😂
ReplyDelete😢😢😢😢
ReplyDelete