ARSENAL HORYAALKAAS Meel Haloo dhigo Sanadkan
Kooxdan waxba Lagama Qabankaro Sanadkaan 2 Gaol Loogala Hormaray Ayay Ka Soo Laabteeen Ciyaartaneh Waxay Ka Dhigeen 3-2
Goolal Ka Kala Yimaaday Qaybtii Dambe Ciyaarta Thoms Party, Ben White, Nelson Ayay Guusha Ku Gaarta Arsenal Waliba Xili Dambe
Soo laabasho cajiib ah 3-2
Xage Hoose Nagula Wadaag Faaladaada Arsenal Ma U Qalantaa Sanadkaan Horyaalka Engilish Premier League
0 Comments