Waan Ku faraxsanahay inaan ku Guuleysto Abaalmarinta Ciyaaryahanka Bisha Febraayo Ee Roshan Saudi League.

Waxaan rajeynayaa in Aan 1-aad Noqo Sanadkaan & Sanadooyin badan!

Waxaa Sidoo Kale Faraxad Ah Oo Lagu faana inaad ka mid tahay kooxda Al-Nasr

Sidaasi Waxaaa Yiri Xidiga Xulka Portugal Cristiano Ronaldo