Caawa Waxaa La Ciyaarayaa Kulan Ka Tirsan Copa Del Rey Waxaana Wada Ciyaaraya Kooxda Aduunka ugu Fiican Real Madrid & Barcelona

5tii Kulan u Dambeesay Ee Kooxda Aduunka ugu Fiican Real Madrid 4Kamida Way Badisay Halka Kulan Kamida 5tii Kulan u Dambeesay Ay Barbaro 1-1 La Gashay Kooxda Dariska Ay Yihiiin Attletico Madrid Kulan Ka Tirsanaa La Liga

Barcelona 5tii Kulan u Dambeesay 2Kulan Ayay Badisay Halka 2 Jeer Kale Laga Badiyay Sidoo Kalneh 1 Jeer Barbarc 2-2 Ayy Isla Dhaafi waayeen Kooxda uu Hogaamiyo Macalin Ten Hack Ee Manchester United

Elcalasico Ayaa Caawa La Daawan Doonaa Saacadu Africa Markay Tahy 11:00pm

Real Madrid Waxaa Dhaawac Ugu Maqan Kulankaan Cawa Xidigaha Kala Ah David Alaba & Mendy 

Bacelona Waxaa Dhaawac Ugu Maqan Kulankaan Lewandowski Pedri & Osman Dembele