Liverpool Ayaa Xalay Gurigeeda Kaga Aarsatay Kooxda Wolves Oo Lugtii Hore 3-0 Ku Soo Garaacday
Liveroool Ayaa Waxay Ku Badisay 2-0 Waloow Qaybtiii Hore Ciyaarta Babaro 0-0 La Isla Dhafi Waaye
Liverpool Qaybta 2aad Ee Ciyaarta Waxay Goolasha Ka Kala Heshay Xidigaha Kala Ah Virgil Van Dijk & Mohamed Salah Daqiiqadii 73aad & 77aad
Liverpool Ayaa Hada Si Toos Ah u soo Gashay Booska 6aad Ee Kala Saraynta Premier Leagueka Inkastoo Kulan Wali Baaqi u Yahay
0 Comments