Kulankii Waynaa Super Sunday Maxaa Dhacay?

Liverpool Ayaa Caawa Anfield Xasuuuq Ba,an Ugu Geesaty Kooxda Manchester United

Kooxda Uu Hogaamiyo Macalin Kolop Ayaa 7-0 Ku Xasuuqay Kooxda Macalin Ten Hagg

Liverpool Ayaa Qaybtii Hore Ciyaarta 1-0 Ku Marsiisay Manchester United

Qaybtii 2aad Markii Dib La isugu Soo Laabtay Liverooool Ayaa La Wareegaty Maamulka Garoonka Weerar Cir & Dhul Ahna Ku Qaaday Goosha Manchester United

Xidigaha Kala Ah Drwin Nunez Gakbo Salah Ayaaa Min 2 Goal Dhaliyay Sidoo Kale Waxaa Goosha 7aad Dhaliyay Roberto Frimino Oo Bedel Ku Soo Galay

Mohamed Salah Ayaa Loo Doortay Xidga Garoonka Maadaama 2Goal Uu Dhaliyay Sidoo Kalaneh 2Goal Uu Caawiyay

Sanadkii Hore Liveroool Ayaa 5-0 Ku Garaacday Manchester United Isla Anfield Cawaneh Waakaaa 7-0 Lagu Dhuftay 

Ceeb Caleek Liverool Ayaa Awood Cad u Sheegatay Manchester Sheegtayneh Inaysan U Tartami Karin Horyaalka Sanadkaan 

Ten Hag Ciyaarta Ka Hor Wuxuu Yiri Anfield Muxuu Garoomada Kale ugu Duwanyahay Hada Asigoon Cidna u Jawaabin Ayuu Ogaaday Wuxuu Anfield Garoomada Kale ugu Duwanyahay