Kooxda Kubada Cagta Manchester City Ayaa Ka Badisay Kooxda Newscatsle Kulan Ka Tirsan Horyaalka Premier League
Man City Oo Kaalinta 2aad Ku jirto Ayaa Hada Waxay Arsenal u soo jirsatay 2 Dhibcood In Kastoo Cawa Maqribkii Ay Ciyaatayso Arsenal
Rajad Manchester City Sanadkaan Inkastoo Uusan Xooganayn Balse Waa Macquul Hadii Arsenal Cawa Lagu Dhago
Macalin Pep Guardiola Ayaa Sheegay Man City inay Sanadkaan Liidato Maadaama Aysan 3Game isku Xiga Badin Karin
90ka Daqiiqo iyo Wixii Lagu Daray Ciyaarta Waxay Kusoo Dhamaatay 2-0 Oo Ay Ku Badisay Manchester City
Goolal Kala Yimaaday Felip Foden & Bernando Silva Ayay City Guusha Ku Raacday
Sanadkaan Yaa Isleedahay Wuu Ku Guuleesan Karaaa Horyaalka Emglish Premier League?
Xage Hoose Nagula Wadaag Faaladaada
0 Comments